Friday, November 21, 2014

Salaamaad Min Kulu Aafo

Sadex baa inagu loohan
Saqajaan Saqajaa.
Sun Qabyaalad Xanbaar
Soorta Booli ku Quute
Sadexdaasaan inagu loohan

Waa ilma Seed Qalalaase
Suug Wadnaha Wax Jaraayiyo
Saynahay Ku Farxaan
Hadba Kooda Sareeyay
Sumcadiisa Dilaan.

COMING      SOON    ( WAA MAANSADA SALAAMAAD)